Home

Tuugsi Maahee Tacbashaa Lagu Taajiraa

Tusmooyin Ku Aaddan Dharaaraha & Dhacdooyinka Nolosha.

Nagu Saabsan

Halkan Waxaan Kudaabici Qormooyinka Dharaaraha & Waayaha Ibadeen. Xusuusaha Shakhsiga Ah Kasokoow, Waxaa Raad-Raac Ii Ah Fahamka Dedka Igu Xeeran, Amaba Aan Noloshooda Wax Ka Akhriyay Oo Aniga & Inta Kaleba Wax Na Affaca Kala Bixi Karna Sooyaalkoodi & Wax Qabadkooda Dhigan.

Kama Dhigna Inaad Kuraacdo Wax Waliba Lagusoo Xariiqo Halkan, Kamase Dhigna In Aan Marwalba Sidaan Rabo Si Kaduwan Wax Udhigo Ama Kuu Qanciyo.

Waxaan Mareegtan Dib Ugusoo Laabtay 11 Sano Kadib Kufaa Kac Badan Tan & 2009 Maanan Soo Noqon, Waxaa Kulammaan https://cumeyri.blogspot.com/ Oo Aad Booqan Karto. Mahadsanid.

Waligaa Ma Iswaydiisay Waxa Haweenka Kaga Fiicanyihiin Ragga In Loo Dhiibo Hogaaminteeda! Bal Isu Eeg Labada Group Ee Sawirka Kamuuqda.

Waxaad Is Oran Toloow Haddii Difaaca Loo Dhiibi Lahaa Haween, Xasradaha & Qalaanqalka Maanta Dunida Hareyay Sooma Yaraadeen Ileen Haweenku Degaalka & Qarbudka Kuma Dagdagaane!!

F.G: Kama Dhigna Tani Inaan Qabo/Rabo Aragtida Ah Haween Madaxwene Halaga Dhigo!

Contact

cumeyri@yahoo.com
+90 543 693 60 66

Anakara
Turkey

Create your website at WordPress.com
Get started